Falanqaynta Siyaasada Waxsansheeg News:—Madaxwayne Farmaajo–Waxa Badhi Taaray Beesha Caalamka Iyo Mulkiilaha ZAADKA Waxaana Lagu Carqadaynaya Wadahadalada S/Land Iyo Khaatumo U Bilaabmay

Sida Xaqiiqada Ah Doorashada Dalka Soomaliya Ee Ay U Foodaan BAARLAMAANKA TIRSANI Waxa Dabada Ka Riixa Marwalba Beesha Caalamka Oo Keenta Ninka Ay dantooda U Arakaan Gacan saarkana Ay La Leeyihiin,

Hadaba Doorashada Uu Kusoo Baxay Madaxwayne Mahamed C/Laahi Farmaajo Waxa xaqiiqa Ah Inay Beesha caalamka Oo Diidan Horumarka Soomaliya Somaliland Oo Loogu Talo Galay Inaany Is Raacin Inaanay tashan Inaanay Ictiraaf Helin Somaliland Ayay waxay Dioorbideen Maadaama Somaliland Iyo Khaatumo wada Hadalo U Bilaabmeen Kuna Guulaysteen FACE 1 Si Loo Caraqaladeeyo Nabada Somaliland Iyo Gooni Isu taaga Ictiraafka Soo Dhawaaday waxay Beesha Caalamku Doorbiday In La Keeno Nin Daarooda Oo Dhulbahante U Gacan Haadinkara waxaanay Door Bideen MR FARMAAJO Xaga Dhaqaalaha waxa Badhi taaray Oo Dul Dhigay Mulkiilaha ZAAD KA  Iyo Telesom Horyaal Company —waxa Iyana garab Buuxa Siiayay Farmaajo Beesha Habar Gidir Oo Xumaan Badan Tirsanaysa dagaaladii Gal Mudug Iyo Puntland Hadaba Faraamajo Muxuu Noqon Muxuu qaban Muxuu yahay???

farmaajo waa Nin U Dhaga Nugul dadka  Waxa Ugu Haboon Isga oo Awooda Saara Soomaliya baabiya maamul Goboleedyada Shacabkana gashada Inay Mustaqabalka U Foodan ONE MAN ONE FOOD, Hana ka Baxo Inuu faro Galiyo Somaliland Oo Ah wadan Gaara oo Gaadhay Horumar Dhan walba  Haduu Sidaas Yeelo Wuu Ku Guulaysan Kara Taariikh Iyo Magac Maamuus ka Hadha  Somaliland Hadii Uu Ictiraafo Farmaajo Soomaliya IYO SOMALILAND WAXAY GAADHAYAN WALALTINIMO AY KA DHAXAYSO WAXAYAABO BADANI.

La Soco Qaybta Hadhay

Bilderesultat for farmaajo