Featured News
Gudaha:-Xildhibaan Dayib Boobe oo Eedeymo u Soo Jeediyey Gudoomiyaha Golaha Baarlamaanka Baashe Maxamed
December 10th, 2019 02:24 PM | War | No CommentGudaha:-Shacabka Magaalada Caynaba Oo Aragtidoda Ka dhiibtay Xeerka Maamulka Gob Iyo Degmooyinka
December 10th, 2019 02:20 PM | War | No CommentMaxkamadda Gobolka Saaxil Oo Xukuno Ku Ridey Eedaysanayaal Lagu Soo Qabtay Maandooriyaha Khamriga
December 10th, 2019 02:17 PM | War | No CommentXoghayaha Xisbiga Waddani iyo Wasiirka Cadaalada oo hadalo kulul is waydaarsaday
December 10th, 2019 02:12 PM | War | No CommentGudaha:-“Xeerka Kufsiga Waxa Hor taagan Culumada Dalka Qaarkood “Xildhban Siciid Cilmi Rooble
December 10th, 2019 02:10 PM | War | No CommentWar Deg Deg Ah:-olaha Wakiilada Maamulka Putland Oo Saaka Xilkii Xildhibaanimo Ka Xayuubiyay Gudoomiyihii Hore Xildhibaan Dhoobo Daareed
December 10th, 2019 11:15 AM | War | No Comment
Golaha Wakiillada ayaa waxaa maanta la hor keenay mooshiin xasaanad ka qaadis oo ay ku saxiixan yihiin 38 Mudane oo ka dhan ah Xildhibaan Cabdixakiim Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed) oo lagu soo eedeeyey in uu ku xadgudbay Dastuurka Dowladda Puntland.Fadhiga ...
Gudaha:-Shacabka Magaalada Hargaysa Oo Aragtidooda ka Dhiibtay Xeerka Ismaamulka Gobalada Iyo Degmooyinka Oo Ay Golaha Wakiilada Ansaxiyeen.
December 10th, 2019 11:11 AM | War | No CommentSuhail Al-Banna oo ah Masuulka Labaad ee ugu sareaya DP World oo ka hadlay Heshiiska Maanta
December 10th, 2019 11:07 AM | War | No CommentGudaha:-Xadhiga Weriyeyaasha Oo Xarunta Xuquuqal IInsaanka Somaliland Ka Dayrisay iyo xaalada xoriyada
December 10th, 2019 11:01 AM | War | No CommentGudaha:-“Waanu La Kulanay Gudidii Dhex Dhaxaadinta” Axmed Cabdi Dheere
December 10th, 2019 10:46 AM | War | No CommentGudaha:-“Waanu Joojinay Wada Shaqaynta Xukuumada Madaxwayne Biixi”Gudomiye Faysal Cali Waraabe Oo Si Adag Uga Hadlay
December 10th, 2019 10:43 AM | War | No CommentGudaha:-Madaxwayne Biixi Oo Sheegay Inuu Shir Deg Deg Ah Ugu Yeedhayo Gudomiyasha Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Dalka.
December 10th, 2019 10:39 AM | War | No CommentWakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo baaq u diray dhalinyarada Soomaaliya
December 10th, 2019 10:34 AM | War | No Comment
Ergeyga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliya inay sii amba-qaadaan horumarka la gaaray ilaa iyo hadda ee lagu dhowrayo xuquuqul insaanka oo bulshadooda u ah asaas muhiim ah.
“Kor-u-qaadista iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha waa arrin muhiim u ...
Madaxtooyada Puntland Oo Markale Abaabushay Mooshin Ka Dhana Gudoomiyihii Hore Ee Baarlamaanka Puntland
December 10th, 2019 10:33 AM | War | No Comment
Ilo’ xog-ogaal ah oo ku sugan Garoowe, ayaa Shebekada BurcoOnline.com U Xaqiijiyey inay dabada ka riixayso mooshin xubinnimada Baarlamanka looga saarayo, guddoomiyihii hore ee Golaha Wakiilada Puntland xil. Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).
Mudanayaal ka tirsan Baarlamanka, ayaa la xaqiijiyay in ay ...
Barlamaanka Puntland oo xasaanadii xildhibaanimo ka qaaday guddomiyihii hore ee barlamaanka Puntland
December 10th, 2019 10:31 AM | War | No Comment
Barlamaanka Puntland ayaa maanta xasaanadii xildhibaanimo ka qaaday guddoomiyihii hore ee barlamaanka Puntland, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo-daareed), kadib markii lagasoo gudbiyay mooshin.
39 xildhibaan ayaa cod gacan taag ah ugu codeeyay in xasaanada xubinimada laga xayuubiyo guddoomiyihii hore oo lagu eedeeyay ...
Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Ayaa Hargeisa Ka Furay Shirka Maamul Daadejinta Somaliland
December 9th, 2019 01:45 PM | War | No CommentAgaasimaha Fulinta Ee Koomishanka Xakameynta Aidska Somaliland oo Dal Ku Soo Laabtey
December 9th, 2019 01:39 PM | War | No CommentGudiga Qandaraasyada Shaaciyay Mashruuca Dhismaha Madaarka Cerigaabo iyo Damdamiska laascanood
December 9th, 2019 01:32 PM | War | No Comment“Naf go’dday iyo Roob Galbeed Midkoodna Dib uma soo noqdaan” Xoghaye Ramaax Oo ka Hadla Arimaha Xisbiga Kulmiye.
December 9th, 2019 01:27 PM | War | 1 CommentMasuuliyiinta Maamulka Gobolka Sanaag Oo Ku Dhawaaqay Gudida Gurmadka Xeebaha G Sanaag
December 9th, 2019 11:09 AM | War | No CommentWasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Ayaa La Wareegtay Xarunta Shaybaadhka Xoolaha Berbera
December 9th, 2019 11:05 AM | War | No CommentWeftigii Faadumo Siciid Oo Fashil Siyaasadeed Kala Kulmay Midawga Yurub
December 9th, 2019 10:55 AM | War | No CommentGudaha:-“Maxkamad Ayaanu La Tagaynaa Golaha Wakiilada” Golaha Guurtida.
December 9th, 2019 10:48 AM | War | No CommentShirka Ururka Baarlamaannada Adduunka oo ka furmay dalka Qatar
December 9th, 2019 10:46 AM | War | No Comment
Magaalada Doxa ee caasimadda dalka Qatar waxaa maanta ka furmay shirka 7aad ee Ururka Baarlamaannada Adduunka oo sanadkan looga hadlayo dagaalanka Musuq Maasuqa.Shirka waxaa isla shir-guddoominaya guddoomiyaha Golaha Shuurada Qatar, guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka (IPU) iyo Guddoomiyaha Ururka Baarlamaannada Adduunka ...