009001003Oslo:(Waxsansheeg News).–Maalinti Axda Bishani Ahayd 05-02-2017 Ayaa Qado Sharaf Lagu sagootinaayo Loo Sameeyay Deeq Shikshigaw Oo Kamida Ahaa Shaqaalaha Dahabdhiil Norway Deeq Ayaa Ah Nin Dhalin Yaro Ah Oo Aad Looga Jeclaa Shaqadiisa Iyo Bulshada Dhexdeedaba Deeq Waxa Uu waxabarasho U Tagay Dalka Ingiriiska Isgo Jecelaystay Inuu Jaamacad Ka Galo Hadii Ilaahay Idmo Sidaas Darteed Deeq Ayaa Qado Sharaf Loogu Sameeyay Makhaayada Cuntada Ee Waabari Restaront Oslo Norway.La Soco Video Xafladii Sagootinta Deeq Shigshigaw Dhawaan Hadii eebe Idmi.

007 008008 002 003 004