Gudoomiyaha Garabka Haweenka Laanta Kulmiye Norway Maryan Maxamoud Cali(Maryan Aw Guure)-Oo Taageertay Go,aankii Madaxwaynha kana Hadashay Qodobo Muhiima

Oslo:(Waxsansheeg News)–Gudoomiyaha Garabka Haweenka KULMIYE Laanta Norway Oo  Ah Xubin Muhiima Kana Soo Shaqaysay Marxalado Kala Duwan Sida Aas Aaskii HORYAAL RADIO Oo Ay Ahayd Dadka Suurta Galiyay Iyadoo Maryan Noqotay Gudoomiyaha Scandenavianka HORYAAL Wakhtigii Lagu Jiray Dardard Galintii Ugu Horaysay Xisbiga Kulmiye Waxaanay Si gaara U Xustay Masuuliyiintii Ay wada Shaqayn Jireen Sida Gudoomiyaha KULMIYE DENMARK Xasan Cabdi Aden Iyo Cali Khadar Oo Ahaa Gudoomiye Jooga Dalka SWEDEN Iydao Maryan Aad U Anmaantay Wadashaqayntii Barigaa Ee Horyaal Radio Waxanay Ka Gaadheen Kana Midha Dhaliyeen Guul Iyo Dhaaamd Wanaagsan

Gudoomiye Maryan Aw Guure Oo Ah Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE Laanta Norway waxa Ay Kamid tahay Halbawlaha Iyo Baalsha Xisbiga Kulmiye Ee Qurbaha Waaana Xubin Muhiima Oo dadaal Iyo Hawlakarnimo Lagu Yaqaano

hadaba Maryan Oo Waxsansheeg News Su,aalo Kawaydiiyay Geedi Socodka Siyaasada Somaliland Wakhtigana La Joogo Oo Abaaro Iyo Sixir Barar Iyo Doorashooyinkii Isa Soo Galeenb Ayaa Ku Bilawday Hadalkeeda Ilaahay Abaaraha Haynaga Dul qaado  Aamiin Aamiin Aamiin,

Waxaan Taageeraya Go,aankii Madaxwayne Axmede Mahamed Siilaanyo Ee Uu Kusoo Rogay waxakasta Oo Caqabad Ku Aha Sixir Bararka Waxa Kale Oo aan raageeraya Kordhinta Iyo Dib U Dhigista Doorashooyinka Oo hada Aan Macquula Ahayn

waxananay Gudoomiye Maryan Ay Caqabad Ku Tilaamatay Xisbiyada Mucaaridka Oo Wada kacdoon Shacab Iyo Dibin Daabyo Ay rabaan Inay Kaga Faa,iidaystaan dadka Tabaalaysan Ee Abaartu Aafaysay Iyaga Oo Ka Dhigta gabood Masaakiinta U Baahan Gurmadka Iyo gargaarka Iyado cadaatay Inuu KULMIYE Yahay Xisbi Ka Naxaaya dadkiisa Dalkiisa Kuna fakaraaya Horumarkooda Iyo Wadajirkooda,

Hadaba waxaan Leeyahay Guusha Iyo Gurmadka Abaaraha ee Uu Fidiyay Madaxwaye Axmed Siilaanyo Iyo Gudoomiye Muuse Biixi Oo Is Garabtaagay In dadkiisa Loo Gurnmado Wixii Macquulana Iyo talaabo Kasta Oo POSITIVE ahna taageeray waxay Taasi Muujisay Lexe Jecelada Madaxwaynaha Mustaqbalka Somaliland Md Muuse Biixi Inu Yahay Nin Lexe Jeclo U haya dadkiisa Iyo Dalkiisa Halka Ay Siyaasadeeyeen Mucaaridka gaar Ahaan XISBIGA WADANI Waxaan Leeyahay Xukumad Iyo Xisbiga KULMIYEBA Guulaystayaalaw U gargaara Dadkiina Ilaahay Haydiin Gargaare.

Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga KULMIYE Laanta  Norway

Oslo Norway