Hong Kong, (Balidhiig News ):- Suxufiyadii warkii ugu horeeyay ee dagaalkii labaad ee dunida baahisay, laguna tilmaansado inay ahayd qofkii ugu  horeeyay ee dunida ku war geliyay dagaalkaas ama sida la rumaysan yahay baahisay warkii sababta u ahaa dagaalkaas,ayaa iyadoo boqol iyo shan jir ah ku dhimatay dalka Hong Kong.   Suxufiyadan oo lagu magacaabi jiray Clare Hilling Worth, ayaa 1939-kii soo tabiyay duulaankii Jarmalku ku qaaday Dalka Poland, kaas oo fure u noqday dagaalkii labaad ee aduunka, waxa kale oo ay ka hawl gashay, meelo badan oo dagaalo ka dhaceen, sida Vietnam, Aljeeriya iyo dagaalkii Hindiya iyo Pakistan

Image result for Clare Hollingworth, reporter who broke start of World War Two dies