AKHRISO “Jaah-Wareerin Iyo Xishood Daro Weyaan Arimaha Noocan Ah By Eng.Aadam Max

Horta ninkan Xuseen Dhuluh ee Caynaba tv-ga fadhiista keligi intay anago og raga lacagta kasoo bixiya isagoo leh Beesha reer hebelban u hadlayaa Daawladda ula hadlayaa ma idha la’abaa, aniga waa adeerkay, aabahay inaadeerki ruma.Iska daa shirka reerka ee shirka jilibkayaga (jilibka Med Urur-Suge) masoo geli karo, waa joojiney beri hore markay fidmadiisi badatay balse marka Beel weeynto shiraso ayuu kusoo dhex dhuuntaa, qofka ibna Aadanka ahi haddi aanu xishoon wax Allah jira majiraan. Haddaba marku Caynaba tv-ga kaleeyahay Gudoomiyaa gobolka & Taliye qaaybeedka hanaka kexeeyo ayuu metelaa, ayaa dirtay, ayaa ka tashaday, ayuu la tashaday, waa suaal da’a weeyn oo madaxa daalinaayse. Aniga afkaayga lagama helayo wuu waashay oo faruhuu iskula hadlaa & wax lamida isdi dadkii kale, balse waxan leeyahay da’adan waxa nala gudboon cibaado saalix ah. Gobolka Saraar Beesha Cumar Jibriil oo qudhi ma degto. Dir & Daar oodba waa degaan ee side koox dabada kawada oo reerku arki Karin & isagu goaan u gaadhi karaan illaa reerka ma dhex iman karan oo ma odhankaraan nagu raaca talo reer & midna maaha . Cadaaynteeda anaga nalaka yaqaan.

 

Wabilaahi toofiiq

Eng.Aadam Max

Image may contain: 1 person