Arbaca .10.oct.2012, Hargeysa (Waxsansheegnews) Badhasaabkii Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar Xaaji Cabdilaahi Xamarji iyo Agaasimihii hore ee Wasaarada dib-u-dejinta Somaliland ayaa goor dhawayd maxkamada rafcaanka ee gobolka Hargeysa xoriyadoodii u soo celisay. Axmed Xamarji Iyo Axmed Cilmi Bare,Halkan  Ka daawo Siday U Dhacdat Maxkamdu Video.