Tusaalaha Todobaadka Waxsansheegnews:(WAA DIGNIIN)——Waxaanu Ku Qaada Dhigaynaa Geedka GARANWAAGA OOHalis Ku Ah Noolaha dad Iyo Xoolo Xayawaan Dhir Iyo Ciidba,

Waa,geed Siidhkiisa Lagu daadiyay Dalka Intii Qaxa Iyo Qoxoontiga Lagu Jiray

Waxsansheegnews:Tusaalaha Todobaadka Waxaanu ku qaada dhigaynaa GEEDKA GARANWAAGA Oo ah Geed Dhibaato Badan Ku Haya Dalka Iyo Dadkaba,

GEEDKAN Waa,geed Siidhkiisa Lagu daadiyay Dalka Intii Qaxa Iyo Qoxoontiga Lagu Jiray Sidaas Darteed Waxa daadiyay Sida La Ogayahay DIYAARADO Ay Wataan Niman Cadaana, Hadab Markii Aanu Dhawaanahan Baadhitaan Ku Samaynay Geedkaasi Waxa Hore Loogu Sameeyuay Looguna Daadiyay Dalka SUDAN Waxaana Geedka Lagu Daadiyay Dalka La Rabo In Loo Dham,eeyo Dadkiisa XOOLAHIISA Waana Geed  Khatar Ku Ah Nolosha Noolaha DAD XOOLO XAYAWAAN GEEDO IYO CIIDBA  Hadaba Waxaanu Uga Digaynaa Bulshada Somaliland Soomaliya In Geedka Uu Yahay Mid Lagu Dhamaynaayo Aana Ka Digtoonaada Dalka SUDAN Waxay La Galeen Dagaal waxaana Kaga Baxay Lacag Billions Dollars Ah Sidaas Darteed Waa In Shacab Dawald Fadhiga Laga Kacaac

GEEDKAN YAAN LA DHAYAL SAN WAXA UU WATAA CUDURO WAXA UU BAABIYAA DHIRTA KALE WAXA UU SII DAAYA DHEECAANO HALIS KU AHA AADAMAHA IYO XOOLAHA WAXA UU WASAKHEEYAA HAWADA HADABA KA DIGTOONAADA DAGAALANA LA GALA HALA GUBO XIDIIDKIISA

 

DHAWAAN LA SOCO BARNAAMIJ FULL AH OO AANU KA DIYAARINAY GEEDKA GARANWAAGA HADII EEBE IDMO INSHA ALLAH

 

BAHADA WAXSANSHEEGNEWS

TUSAALAHA TODOBAADKA

INFO@WAXSANSHEEG.COM

Image result for GARANWAA