Assalamualaikum Warahmatullahi Wbarakatuh ” السلام عليكم ورحمة الله وبركاته”  Kulanti Wacan Oo Wanaagsan Hambalyo Hambalyo Hambalyo Ciid Mubaarik” Dhamaan Hawl Wadeenada Iyo Tafatiraha Guud Ee Shabakada Waxsansheeg News  Waxay Hambalyo Ku Aadan Farxada Ciidul Odxa U Dirayaan Ummadda Shacabka Afka Soomaliga Ku Hadla Gaar-Ahaan Reer Somaliland , Guud ahaan Muslimiinta Caalamka, Gaar ahaan Akhristayaashayada sharafta leh Waxayna Leedahay Caafimaad Ku Ciida Idin Allah  كل العام وانتم بخير

Marka hore ILAAHAY ayaa Mahad iska leh ina Soo Gaadhsiiyay maalintan weyn ee Ciidul Odxa, waxaynunu Ilaahay ka baryeynaa kana rajaynaynaa inuu innaga Aqbalo Acmaashii wanaagsanayd ee aynu Soo Qabanay 10-kii Maalmood Ee Ugu Kheyrka Baddnaa Ee Ay Maanta Oo Maalinta Carafa la Taagnaa u Danbaysay.

Waxaan Soo Dhammaysanay 10 Maalmood Oo Ilaahay inoo Sheegay in Camalka Wanaagsan Ee La Sameeyaa uu ka kheyr baddan yahay Camal kasta Oo wakhti kale la sameeyo.

Waxan Mar Kale Maamulka Iyo Shaqaalaha Shabakada Waxsansheeg News  idin Leenahay Ciid Mubaarak كل العام وانتم بخير ILAAHAY Ciidan Ciideeda ha innagu gaadhsiiyo caafimaad, cibaado suuban, nabad-galyo iyo Barwaaqo. Ilaahayna iimaanka iyo Islaamnimadana Ha innagu ilaaliyo…….Aammii…..Aammiin…..Aammiim

Info@Waxsansheeg.com