Tusaalaha Todobaadka Waxsansheegnews:Dal-Qarsoon Iyo Duruufaha Ku Xeeran–Maxay Xukumada S/land  Ugu Gurman Wayday Miyaanay Muwaadiniin Ahayn Ma Haystaan Waxabarashi Caafimaad Misaajido IWM DIIWAANGALINTA XITA KUMA JIRAAN Yaab Iyo Amankaag

Waxsansheegnews:Tusaalaha Todobaadka Waxaynu  Diirada Ku saaraynaa Dad Iyo Dal La hagaraday Oo aad Moodo Inaanay Kamid Ahayn Somaliland Sida sanadihii Ugu Dambayasay Laga Soo Duubay Safar Dheer Oo Dhib Iyo Haraad Loomarayna Lagu gaala Bixiyay Deegaanada Loogu Magacadaray Dal Qarsoon Iyo Duruufta Ku Xeeran

DEEGAANO AANAY DIINTU GAADHIN, DAWALADI GAADHI,MAGALOOYIN LAGA HELAY QOFKALIYA OO TUKADA QURAANKANA KA YAQAANA FAATAXA SUBXAANNALLAH. WAA LAYNA WAYDIINAYA

BARNAAMIJKA DAL QARSOON IYO DURUUFO KU XEERAN )Oo Lagu Soo Xaqiijiyay dad Ku Nool Meelo Aanay DIINTUBA Si Fiican U gaadhi Oo Ay Ku Nool Yihiin dad Aan Waligood Dawlad Arag Oo aan haysan Baahiyaha Waxabarasho Cafimaad Misaajido Iyo Malcaamado Iyo Cid Wax Taqaanaba taasi waa Mid Lays Waydiinaayo,

Maalinta QIYAAMAHA Cidna Uma Maqna Ceelna Uma Qodna waxaana Dhibka Ka Masuula dawaladaha Soo Maray Somaliland 26 Sano ee U Dambeeyay ooo Dayacay aanay Ugu Dambayso DAWLADA SIILAANYO Hadaba Maadama Maanta Lagu faanaayo Budget Ka Dalku Inuu Gaadhay 300 Milion Maxaa Loo Hagranayaa Oo Loogu Badbaadin waayay dadka Iyo Dalka Qarsoon Ee U Baahan Gurmadka Dabeeciga Ah Xag Diineed Xag waxabarasho Xag Caafimaad Xag Baad Iyo Biyoba Misaajido Macaamadao Quraan. Sida Aynu Ognahay waxa Dhaqaale Isaga Soo Jara Qyurba Jooga Oo sanadihii Ugu Dambaysay dadaalayay Xukumada Maanta Joogata Indhaha Ayay Ka Qarsatay waa In Hoos Iyo Korba Loo eegaa dadka Dhiban Hadii Kale cawaaqib Xumo Iyo Ceeb Ayay Ka qadi Doonan. Hala caawiyo oo Haloo Gurmado Ilaahay dartiis dadkani waa Muwadiniin Xukumadu Xaqooda Meel hasaarto.

Waxsansheegnews/Office

Info@Waxsansheeg.com

Billedresultat for dal qarsoon