Besha Axmed Faarax Biciide Yaanay Lala Cadhoon Suldaan Siciid Yuusuf Waayo Suldaanku Waxa Jirtay Cadho Isga U Gaara Iyo Nabadii Lama Dhamaystirin Oo Uu Isgoo London Jooga Ku Dhawaaqay Iyo Xukumada Oo Aanay Isku Sal Banaanayn Hadaba Dhex Ka Noqda Oo Hala Cadhoonin Suldaanka Una Caqli Celiya.

Shakhsi Nacaybka Iyo Shakhsi Jecelaysiga Waxa Kawayn Danta Reerka Dulmiga Lagu Sameeyo Cadho Shakhsi Waxa Kawanaagsan Dulqaad Ilaahay Kugu Jeclaado Iska Hubsada Fudaydka Iyo Caadifada Kana Dheeraada Waxa Kusoo Dhex Dhuumanaya Nin Dangaaraleh Iyo Curfi Nacayb Ka Feejignaada Reerka Dan Umaaha.

Suldaan Siciid Yuusuf Ducaale Waxa Uu Qabay Cadho U Gaara Isaga Oo Katimi Isga Iyo Buurmadaw Isgoo Qaadacay Shirkii Nabada Ee Baho Iyo Idirayska Ee u Soo Afjaray Buurmadaw Hadaba Beesha Axmed Faarax Biciide Waa Reer Sheikh Iyo Shariifba Leh Idinkoo Eegaaya Aayakatalinta Iyo Cabsadi Ilaahay Laguna Jiro Bil Barakaysan Oo Ah Bishii Ilaahay Doortay Ee Ramadaan Oo Ay Tahay In La Ducaysto Laysna Saamaxo Waxaan Usoo Jeedinaya Belwaynta Axmed Faarax Biciide Inaanay La Cadhoonin Suldaanka Ee Ay Dejiyaan Oo Ay Yidhaahdaan Shaydaanka Iska Naar Wixii Tabasho Ah Ee Jirana Ay Dhameeyaan Iyagoo U Dhexeeya Xukumada Iyo Suldaanka Dhex U Noqdaan Rag Xula Oo Beesha Laga Soo Xulay Haloo Diro Xukumada Iyo Waftiga Wasiirada Iyado Lasoo Dhawaynaayo , Qodobka Labaad Waxa Muhiima Reerka Ay Wada Dhasheen Wiil Iyo Abtigii Ee Sacada Yoonis Inay Wadajirkooda Nabadooda Iyo Wanaagooda Qaatan Soona Dhaweeyaan Isna Saamaxaan Isna Beer Xaadhaan Siwayn Oo Alle Ka Cabsi Leh Maaha In Lala Cadhoodo Suldaanka Waxanan Leeyahay Beelaha G,Sanaag Waar Salaadiyiin Miisaanleh Doorta Oo Aan Ku Deg Degin Go,aamada Iyo Xumaanta Oo Cadiifadu Ka Maqantahay Xaqa Ilaahay Hayna Garansiiyo Coladahana Ilaahay Haynaga Damiyo aamiin.Iska Hubsada Ka Fogaada Caadifada Idinkoo Is Jecel Isu Caqli Celiya Ilaahay Xaqa Markale Haynaga Garansiiyo aamiin Ilaahay Wanaaga Hayna Tuso Aamiin waxa Lagu Jira Wakhti Dadbadani Dhinteen Xanun Safmareni Aduunka Saameeyay Ducaysta Iyo Ramadaantii Barakaysnayd Iyo Maalmihii Ducada Qofwalba Dhimasho Ayuu Sugaya Ilaahay Halag Cabsado Wabilaahi Tawfiq.

Garyaqaan Alle Yaqaan