Ugu yaraan saddex qof ayaa ku dhintay, kuwa kalena way ku dhaawacmeen Qarax goor dhowayd ka dhacay nawaaxiga taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho.

Sida  warar horudhaca aan ku helayno ayaa sheegay in Qarax Uu fuliyay qof isisoo miidaamiyay oo iskudayay inuu beegsado bar ay fariistaan ciidamada dowladda.

Waxaa Qaraxaan uu kusoo aadaya iyadoo Muqdisho waayahaan dambe ka nasatay qaraxyadii ka dhici jiray.