Muxaadarda Jimce Waxsansheeg News:—Khatarta Munaafiqiinta—Maanta Waxa Cadaatay Inay Musliminta Inta Badan Iyo Soomalida Ay Ka Muuqato Calaamadaha Munaafiinta–(1Beenta) (2Balanta Laga Baxo Ama La Gooyo)—(3Dhaca Iyo Boobka)Qofkaad Aragtaaba Waxa Uu Doonaya Waxaanu Lahayn Xaaraan Subxaannalah. Sh Mustafe Xaji Ismaciil Xaafiduhullaah.