Reer Somaliland Nacaskii Iyo Docka Yeedhkii Ayaa Kusoo Badanaaya Mid Yidhaahda Caleemo Saar Oday yaroo daciifa Oo Kismaanyo Jooga Ayaanu U Tagaynaa Iyo Mid Jabuuti U Hiiliya waxaana Ugu Liita Kuwa Madax Dhaqameedka Sheegaanaya Qaarkood Oo Aan Fiicnan U Dhalan Ee Wada Day daya Waa Inay Xukumadu Gacan Bira Ku Qabtaa.

Ilaa Iyo Intii Madaxwayne Muuse Biixi Dalka Qabtay waxa Kusoo badanaaya Nacaska Iyo Dockayeedhka Ku Hadaaqaya Jabahado Ayaa Jira Iyo Qaar Xildhibaano Sheeganaaya Oo aan Fiicnan U Dhalan Oo Caleemo Saar Ka Sheekaynaaya Odayga yar Ee Kismaanyo Jooga, Iyo Qaar Hunguri qaaday oo U Hiilinaaya Jabuuti Waaba Yaabka yaabkiise waxaana Kow ka Ah Kuwa Qaranka Fidmada Ku Ah Kuwa REER WADANI Ee Faqashtu Usoo Dirtay Inay Dumiyaan Qaranimada Somaliland Waayo WADANI isgaa Dhalay Oday Caare E Iyo Afarata Midh Ee Uu Jabahada Ku Sheego (TAARIIKHDU WAY IS QORAYSAA)REERKAASI WALIGII FIDMO AYUU KU AHAA SOMALILAND JIRITAANKEEDA,

“Waakaas Gorgorku Cunaaya Ee Ilaahay Ku Saliday Waana Dulmiga Ay Dadkooda Iyo Dalkooda Ka galayaan,Waxa taas kasii daran XUKUMDA JSL Oo Runta Sheegiwayday Aad Moodo Inay Baqayso Iyo dadka Mudakarka Ah Ee Runta Sheegi Jiray oo Hoganaaya Indhahana Ka Qarsanaaya waxayaabaha Dalka Ka Dhacaaya hadaan runta Laysu Sheegin Runi Imanmayso Walaahay waxaan Meel Dheer :aga Doonaynin. waxaadse Ogaatan Qaranka Somaliland Ilaahay Ayaa Ilaashaanaya Iyo Rag Qarsoon Oo Isha Ku haya waxyaabaha Dhacaaya. waxaanu Leenahay Xukumada hadla Oo Runta Sheega oo gacan Bira Waxkaga Qabta Cidkasta Oo Dulmi Wada Qarankana Kasoo Horjeeda Reer AWDAL way Kibrayaan waxaan Jar ka Tuuraaya Munaafaq Dhargay . Ilaahayse Waa caadil.SWT waxaan Kusoo jaraya hadalkayga Xukaumad Somaliland Sidan wax Haka Badasho Hadla Oo Iska Celiya Cadawgii Somaliland Ayaa Shaadh Loo Soo Galiyee. Wabilaahi Tawfiiq.

W/Q Daacad Sheikh