Xukumada Somaliland Iyo Wasaarada Warfaafinta Waa Inay Indho Dheer Ku Eegaan saxaafada Iyo dadka Badhaaciya Ee Laga Soo Duubo Iyo Tv Yada Somaliland Ee Calanka Tawxiidka Leh KU Dhinac Qabta Kuwa maamul Goboleedada waa Ceeb Caleg

Waxa Somaliland Ka Aradantahay wasaarada warfaafinta Iyo Awqaafata Iyo Diinta Oo aan Aqoonin Shaqada wasaaradahoodu Qabtaan, wasaarada Warfaafintu Waxay dayacday Shaqadeedii waxay jaanis Badan Siiyaan Saxaafada Somaliland qaar kamida Oo jaahiliina Oo Badawnimo Ka MUUQATO waxay Isku Xoqaan Calanka Tawxiidkaleh Iyo Calamada Maamul Goboleedyada Iyo Kuwa Mucaaridka Sida Khatumo IWM Waa In Laga Soo saara Sharci Qabta Loona Digaa Wariyayasha Badwda Ah Ee Indha La,aantu hayso, Waan Inay Sameeyaan Wacyigalin Joogto AH—–

WASAARADA AWQAAFTA)—-Wasaarada Awqaafata waa Fadhiid Mana Shaqayso Maxaa U Diiday wacyigalinta Culimada Inay Dalka Joogto Uga Sameeyaan,Si dadka Beenta Fusuqa Iyo Qabyaalada Lagu Saliday Qalbigoodu O Qoyo.

Hadii Si Fiican Loo Tayeeyo wasaaradaha Warfaafinta Iyo Awqaafata Iyo Diinta Oo Ay Sameeyaan Wacyigalin Joogto Ah Muxaadarooyin Iyo waxyaabo Badan Oo Bulshada Anfaca, Waayo wasaaradahana Aan Xusaynaa waa Warfaafinta Iyo Awqaafata Iyo Diintee Waa wasaarado Badli Kara waxbadan Hadii La Tayeeyo.