Tan Iyo Intii Uu Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Abdi Talada Dalka La Wareegay Aya waxa Xilka Badhsaab Nimo Loo soo Magacabay Gudoomiyaha Gobolka Togdheer Xamse Maxamed Abdi Waxa Uu Intaasi Uu Xilka Gudoomiye Nimo Kala Wareegay Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleeban Ramaax.

Intaasi Ka Dib Waxa Gobolka Togdheer Iska Badal Ku Yimi Habka Ay Shaqada Ka Socoto XAfiiska Looga Arimiyo Magalada Burco Ee Gobolka Togdheer Oo Mudooyinkii U Danbeeyaya Ay Bulshadad Kala Duwan ee Xafiiskaasi Ku Xidhnaa Oo Ku Dul Meehanabayay.

Guoomiyaha Gobolka Xamse Cadawo -yuurura Ayaa waxa Uu Inta BAdan Iska Dhex Tamashlaynyaa Gudaha Iyo Goobaha Lagu Shaaho Ee Magaalada Burco Oo Uu Kula Sharaacaba Siyaasiyinta Fahdi Ku Dirirka Ah Ee Fadhiista Goobaha Lagu Shaaho .

Goor Dhaw La Soo Muuqalo Ku Saabsan Warkan.