Waxa Galinkii Danbe Ee Shalay Magaalada Burco Ka Dhacay Mudaharadayo Mudo Saacado Ah Hakad Galiyay Isku Socodka Gaadiidka Iyo Goobaha Ganacsiga Oo Alabaada Loo Laabay
Saaka Ayaa Xalada Magaalada Burco Waxa Ay Shacabku Ku Soo Kaceen Magaalada Oo Dagan Oo Ay Sidii Caadiga Ahayd Ay U Furaya yihiin Goobaha GanacsigaGeesta kale Iyada Waxa Gobolka Sanaag Ee Magalada Ceeerigaabo Iyana Shalay Ka Dhacay Mudarahadayo Uu Hal Qof Ku DhaawacamayBalse Hada Ayana Waxa La ga Soo sheegayaa Mid Dagan Oo Ay Kala Socodaan Goobaha Shaqada Ee Magalada