Goobjoogayaal ku sugan magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa sheegaya in haatan uu qarax ka dhacay xaafadda Al-Raxma ee degmadaasi Boosaaso.

Qaraxa oo laga maqlay xaafadaha kala duwan ee magaalada ayaa sida la sheegay haleelay gaari ciidan oo wadada marayay balse weli faahfaahin dheeriya lagama hayo cidda gaariga saarneyd iyo khasaaraha gaaray midna.

Saraakiisha amniga magaalada Boosaaso