Khamiis 18.Oct.2012 Hargeysa (Waxsansheegnews) Madaxwayne Md Axmed Maxamuud Siilaanyo, Ayaa Maanta xadhiga Ka Jaray Idaacad Cusub oo Lagu Soo Kordhiyay Radio Hargeysa Idaacadan Oo Gaadhi Doonta Meela Fog Fog Iyadoo Buuxin Doonta Meelo Banaan Oo La Tabaayay Idaacdan Oo gaadhi Doonta Qaradaha Dunida Waxay Noqonaysa halbawle Ku Soo Kordhay Somaliland ,Sikasataba Ha Ahaatee Mar Dhaw Filo Qudbadii Iyo balantii Madxawaynaha,
Hargeysa Waxsansheegnews