London:—-Waxsansheeg News—Ma Wasiirka Il Duufay Waa Yaabe Safiir Ayaan Waxay Sheegtay Inu Yahay Wakiil U Fadhiyi Doona Dawalda UK Magaalada Hargeysa Xarunta Dalka  JSL

Sida La Ogayahay Isbadalka Siyaasadeed Ee Ka Dhacaaya Geeska Africa Waxay Somaliland Guulo Badan U Soo Hooysy JSL Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalka Ingiriiska Ayaan Maxamed Maxuud Cashuur, Waxaanay Sii Sagootiday Wakiilka Cusub Ee U Fadhiyi Doona Hargeysa Dawalada UK, Iyadoo Dhamaanba Soomaliwayn Ay Ku Noqotay Naxdin Taasina Ay Tahay Guul Darada Soomalida Waayo Haday Somaliland Iyo Soomaliya Noqdaan Laba Dal Waxay Dhaami Lahaayeen Sida Maanta Ay Ku Suganatahay Soomaliya Oo Ku Dhacaday God Madaw,Waxaanay Iska Garab San Lahaayeen Dhinacyo Badan,

,ayan-326x245