Bahada Warbaahinta Waxsansheeg News:–oo Hambalyo U Diraysa Madaxwayne Muuse Biixi Oo Noqday Madaxwaynihii Qarniga Ugu Jawaabaha Fiicnaa Degnaan Xigmad Qancin Ay Ku Ladhantahay xadaaradi Maansha Allah

waxase Ayaan daro Ahayd wariyayaal Su,aalo Bilaa tarbiyada Waydiiyay Madaxwayanah Somaliland Muuse Biixi Isagoo Hadana Uga jawaabay Si Dgean oo farxadi Ku Ladhanatahay Sida Ninka Wayn ee Madaxwaynah 6Lixda Bilood Xilka hayay La Simay Digteetrakii Sambia Mugabi Ceeb Ayay Ku Tahay Suxufi Inu wax Iska Yidhaa. xaal Ayaanu kaa Siinay Madaxwayne.

,muuse saxaafada