Daawo Sawirro:—-Xuska 18 May Oslo Norway Oo Maalintii Shalay 14 May 2018 Looag Dabaaladag Sanad Guurda 27Tanaad Ee Kasoo Wareegtay Maalinta Qaranka Somaliland Waxaan Soo Bandhigay Xaflad Qurux Badan Gudida Jaaliayada Somaliland Ee Norway Hoos ka Eeg Nuxurka

DSCI0132,

Daawo Sawirro:—-Xuska 18 May Oslo Norway Oo Maalintii Shalay 14 May 2018 Looag dabaaladag Sanad Guurda 27Tanaad Ee Kasoo Wareegtay Maalinta Qaranka Somaliland Waxaan Soo bandhigay Xaflad Qurux Badan Gudida Jaaliayada Somaliland Ee Norway Hoos ka Eeg Nuxurka

 

 

DSCI0124,

Oslo:(Waxsansheeg News)-Waxa Maalintii Shalay Oo Ahayd 14 May 2018 Xus Iyo xaflada Balaadhan Lagu Qabtay Dabaal Dega 18 May 2018 oo Laga Soo Horaysiiyay Maalinteeda BISHA BARAKAYSAN EE RAMADAANKA Awgeed Xafladan Oo Ahayd Mid Aad U Qurux Badan Si Heer Qarana Loo Soo Agaasimay Iyagoo Kasoo Shaqeeyay Gudidad Jaaliayada Somaliland Ee Norway oo Uu Ugu Horeeyo Gudoomiye Axmed Saleebaan Moxamed, Oo Furay Khudabadii Ugu Horaysay, Waxa Goobtaasi Isna ka Qayb QaatayOo Khudabadii Labaad Jeediyay  Safiirka Somaliland U Fadhiya Dalkani Norway  Sulub Xuseen Warasame, Iyo Gudidada Xisbiyada Qaranka, Waxa Joogay Gudoomiyaha Guurtida Somaliland Ee Norway Mohamed Nuur Tahar, Waxa Goob Jooge Ahaa Tvga Qaranka Iyo  Gudoomiyaha Tv ga Qaranka Norway Mahamed Jamac Dhiif, Saxaafada Waxsansheeg News Balidhiig News, Waxa Marti Ku Ahaa Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga UCID ee Denmark Deeqa Biixi Faarax oo Booqsho Ku Joogta Dalkani Norway, Waxa Goob Jooge Ahaa Eng Kornayl Axmed cadami Oo kamida Oo Khudabad Qiimo Badan Ka Jeediyay Goobtani Munaasibdan Oo Ay Joogeen Fanaaniin Cabdirisaaq Saleebaan Gaas Iyo Xuseen Nuuriye  Oo Soo Bandhigay Suugaan Qusaysa Maalinta 18 May, Hadab jawiga oo faraxd Badani Ka Muuqatay waxay Kusoo Gabo Gabowday Guul Iyo Farxad.lasoco Muuqaal Video Hadii Eebe Idmo.

DSCI0086DSCI0117DSCI0103 DSCI0104

DSCI0121DSCI0083DSCI0089DSCI0122DSCI0105 DSCI0106 DSCI0109 DSCI0115 DSCI0116 DSCI0117 DSCI0118 DSCI0119 DSCI0120 DSCI0121 DSCI0122 DSCI0123 DSCI0124 DSCI0125 DSCI0126 DSCI0127 DSCI0128 DSCI0129 DSCI0131 DSCI0132

DSCI0082 DSCI0083 DSCI0084 DSCI0086 DSCI0087 DSCI0088 DSCI0089 DSCI0090 DSCI0091 DSCI0092 DSCI0093 DSCI0094 DSCI0095 DSCI0096 DSCI0099 DSCI0101DSCI0111DSCI0114DSCI0116DSCI0111DSCI0107DSCI0119DSCI0134DSCI0136DSCI0137DSCI0138DSCI0139DSCI0142DSCI0144DSCI0145DSCI0147DSCI0148DSCI0149DSCI0150DSCI0152DSCI0155DSCI0156DSCI0157DSCI0160DSCI0161DSCI0164DSCI0165DSCI0170DSCI0171DSCI0172DSCI0173DSCI0174