KULMIYE—–Ma,Ogtahay In Uu Xaq U Yeeshay In Murashaxa Madaxwayne Mustaqbalka Ee Xisbiga KULMIYE Uu Noqon Doono Axmed Cabdi Dheere—Waana Madaxwaynha Muuse Badali Doona—Kanaxaw Nafta Waa

Hargeysa:–Waxsansheeg News)—-Xog Tibaaxaya Siyaasada Xisbiga KULMIYE  Ee Mustaqabla Ayaa Lagu Sheegay Inu Madaxwaynaha Badali Doona Madaxwayne Muuse Biixi Uu Noqonaayo Axmed Cabdi Dheere Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad Ee Xisbul Xaakimka KULMIYE Oo Ay Isku Beel Yihiin Gudoomiyaha Xisbiga WADANI Cirro Axmed Cabdi Dheere Oo Ah Nin Aad Looga Jecelyahay Xisbiga Dhexdiisa Iyo Somaliland Oo Dhan waa Nin Afgaaban Waa Nin Aqoonbadan Leh Waa Nin Xishooda Jecel Dalkiisa Iyo dadkiisaba Hadaba Waxay Dhabar Jab Ku Tahay Xisbiga WADANI Oo Dadka U Tusaayay In La Qabyaaladeeyay Iyado Dimuqraadiyadii caalamka Ugu tayada Badanaydab Ka HILAACADAY Xisbiga KULMIYE.

Warar Dheeraada kala Soco Warbaahinta Waxsansheeg News Hadii eebe Idmo Insha Allah.

Hargeysa Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg News

A DHEERE