Faalada Siyaasada Geeska Iyo Maanta——-Muqdisho:_–Madaxwayne  Farmaajo Iyo Raysal wasaare Khayre Waxa ka Muuqda Wadaniyad Kalsooni Firfircooni–Waxase Caqabad Ku Noqday Calooshooda U Shaqaystayaal U Adeega Cadawaga Ummada Soomaliyeed.

Muqqdisho:–Madaxwaynahaa Soomaliya Mahamed Cabdillaahi Farmaajo Iyo raysal Wasaare Hasan Khayre Oo Ah Niman Muwadiniina Garanaaya International Communty Ga La Sheegaa waxa uu Galo Iyo waxa uu Gudo Iyaga Oo Ku Guulaystay Inay Soo daayan Maxaabiis Badan oo Soomaliya Iyagoo Xaqooda U Raadasaday Beesha Caalamak Iyago Jecel Inay Horumar Gaadhsiiyayan Dalka Iyo dadka Soomaliyeed Iyaga oo Jecel Qaaranimadi Duntay Inay Soo Noolaato,Hadana waxaad Arkaysa Cadaw Shisheeye Oo Neceb Horumarka Ummada Soomaliyeed Inay So Adeegsadanayaan Caloshooda U Shaqaystayaal Bilaa Arxana Oo Ilaaway Inay Dhimanayaan Ilaaahayna Xisaabinaayo,Hadaba waxa Is waydiinleh Maxxaa La Gudooboon Madaxda Qaranka Madaxwayne Farmaajo Iyo raysal wasaare Khaayre Inay Is Ilaaliyan Kuna Dadaalan Inay Beelaha ka Dhex Urursadaan Culimada saxda Ah Odayaasha iimaanka qaba Aqoonayahanaada Una Furaan Simaanro Muwaadinimo Wadashaqayn Iyo Wadajir  iyagoo Bilaabaya Inay Deegaanada Koonfurta Soomaliya U Diraan isa saamaxaad Kana Horaysiiyaan Iyagoo Adeesanaaya TVGA QARANKA Iyo saxaafada kaleba In Wacyi Galin Isa saamaxadi Ay Soomaliya Kusoo Celin Karto Barwaaqo Iyo Bash Bash Waa Hadii Dacada Laysu saamaxo Ilaahayna Waa Aqbalaya wabilaahi tawfiiq.

Muqdisho Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com

farmaajo khayre yaab