Tusaalaalaha Todobaadka waxsansheeg News:–Horumarka Somaliland Is Barbar Dhiga Bariga Iyo Galbeedka——Madaxwaynuhu Wasiiro Ayuu Doortaa Loogu Talo Galaay Horumarinta Dalka Side By Side

Waxsansheeg News:—hadaynu Qaada Dhigno hormarka Somaliland Gaadhay Ilaa markii lagu Soo Laabatay Dalka 1991— Ilaa Maanta Ayaa La Odhankaraa waa Boqolkiiba 65 Lixdan Iyo shan Ay waliba Gaadaheen Gobolada GALBEEDKA Somaliland O Ka faa,iidaystay Xukumadihii Kala Dambeeyay Hawgu waxqabad Badnaato Xukumadii Madaxwayne Axmed Siilaanyo o Ahayd Tii Ugu Waxqabadka Badanayd Ugu Musuq Maasaqa Badnayd, Hadaba Maxaa Khayrkood Ka Reebay Gobolæada Bariga Somaliland? Waa Arin Is waydiin Mudan oo In La Qeexo Mudan waxa Xaqiiqa Madaxwayne Waliba Marka Xilka Loo Dhaariyo Inu Jeclaysto Inu Magacaabo Gole Wasiiro Ah TEAM ADAG Oo La shaqeeya kalana Shaqeeya Horumarka,–Markaad Xaqiiqada Eegto Majiro in Muwaadin Dhaba Oo Ka Naxaaya Dalka Iyo dadka Masaakiinta Ah Ee Danyarata h Sidaa daraadeed Way Is Dhaamaan Iyaga O Ah wada CALOOSHOODA U Shaqaystayaal Ayay hadana Kuwa Kasoo Jeedaa Galbeedka JSL Wasiiro Agaasimayaal Mareeyayaal Xildhibaano Ay Isku Dayaan deegaanaday Kaa Yimadeen Inay Wadooyin Iskuul Waxabarasho Jaamacado Beero Biyo Galin Intaba Ay Isku dayeen Inay Ka Dhargiyaan Waanay gaadhsiiyeen Intii Karaankooda Ahjaa,,,,,Hadaba Maxaa ayacay GOBOLADA BARIGA SOMALILAND waxa Dayacay waasiirada Kasoo Jeeda Beel Kasta Ha Ahaadee Markaad Kasoo Bilawdo Oodwayne Ilaa Sanaag Xuduudeda Kuwa Kasoo Jeedaa Waa CALOOSHOODA U SHAQAYSTAYAAL Ku Tunta HARGEYSA Waxase ka Liita Shacabka Ka Aamusan Ee Bakhtiyaaya Ee haqo La,aantu Aafaysay Wado Xumo waxabarsho Xumu Xaga iskuulada Oo aan haysanin Dhismayaal Tayo Leh Kuraasi IWM Madaaro Ay Kasoo Degaan Diyaaraduhu wadooyinka Beeraha Biyaha Caafimaadka Waa ka Aradan Yahay Gobolad Barigu Intaas oo Dhan hadaba waxa Is Waydiin Leh Yaa U Maqan Yaase lagu eegaya??

waxaba Yaan La eedaynin Madaxwayne Inkastoo Aytahay Inu La Xisaabtamo waxayabahay Qabteen Oo Madaxwaynuhu Dhagaysto Qaylada Iyo cabashada dadka So Doortay,

Warabaahinta Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com

waxsansheeg