Gaashaanbuurta Jeegaanta Iyo Kahyrka Usoo Socda:——- Waxa Dhawaan Laysu Guurinayaa 10.000 Toban Kun Oo Jeegaanta Ah–Waxaanu Tolka Iyo Gacalka Ka Codsanaynaa Inay Usoo Duceeyaam Barakalah

Gaashaan Buurta Jeegaanta oo Ah Tol Iyo Gacal Is Fahmay Oo Isku Mabda Iyo Isku Ujeedo Ah Iskana Kaashada Horumarka Iyo Waxayaabaha Waajibaadka Ah Ayaa Talo Ay Istuseen Aqoonyahano Dhalinyaro Ahi Ay ku Taliyeen In Laysu Guuriyo 10,000Kun Oo Gaashaan Buurta  JEEGAANTA Waxaanan Bulshada Ugu Baaqaynaa Inay Ku Farxaan Una Soo Duceeyaan waayo waa Wax Wanaagsan oo Lagu Farxo Ilaahayna Waa Jecelyahay Guurka Iyo Guri Islaama Oo La Dhisaayo Arinka Oo Lal Kaashan Doono Dad Caalamiya Insha Allah Ilaahayna U Fuddayn Doono Insha Allah waanan Soo Dhawaynaynaa Dhamaanba Bulshada rabta Inay Kusoo Biirto Jeegaanta.

Ururka Gaashaan Buurta Jeegaanta ee U.K

 

jeegaanta