Dumarka Soomaliyeed Ee Is,Cadeeya Oo Ragii Qurba Jooga Iyo Dhamaanba Ragu Wada nacay—Iyo Dumarka Aan Is Cadaynin Oo Qaali Noqday Oo Lawada Raadinaayo–Daawo Gabadh Soomaliyeed Oo Is Cadaysay Dhibaatona Kala Kulantay

Hargeysa:–Bahda Warbaahinta Waxsansheeg News Oo Cilmi Baadhis Ku sameeyay Dumarka Is Cadeeya Iyo Kuwa Aan Is Cadaynin ee Midabkooda Aslka Ah Ilaashaday Hadaba Waxa Aanu Ogaanay Oo Laysku Raacay In Dumarka Is Cadeeyaa Ay Jaahilnimo Iyo Caqli Xumo U gayasay Iyadoo Ku Kalsoonaan Wayday Quruxda Iyo Qiimaha Midbaka Wanaagsan Ama Madawga Dhalaala ee Ah ka Soomalida Oo Aduunayada Noqday Ka Ugu Quruxda Badan Oo Ay dadka cadaanka Ahi Dheemana Ku raadiyaan Midabkan Soomalida Oo Ah Mid Caafimaad Iyo Adkaysin U Leh Falaadhaha Cadceeda oo Ah Mid Ilaahay Loogu Mahadiyo Maansha Allah,Hadaba Baryahan Dambe waxa Soo Badanaaya Ragii oo fahamay Inanay Xitaa Dhalmada Ku Wanaagsanayn Naagaha Is cadeeyaa Iyagoo U Jilicsana Xanuunada Maqaaraka Jidhka Ku Dhaca, Waxaana Baryahan Dambe Ragu Raadiyaan Dumarka aan Is Cadaynin ee Midabkooda Aslka Ah Ilaashaday oo Noqday Qaali,Iyado Loo yaqaano naag Maan gaaban Kuwa Is,cadeeya Iyo Qayrul Masuul,Waxay Dambi Ka galeen Ilaahay Iyo Naftooda Waana Lawaydiinaya Maalinta Aakhiro, Ifkana Xanuun Iyo Daciifnimo Ayay darsi La Wadaagan–Hadaba waalashayda Soomaliyeeday Ogow Inaad Tahay Qof Ilaahay Karaaeeyay oo Quruxbadan Ha Badalin Midabkaaga Ilaahayna Ka Cabso Kuna Faan Ilaahayna Uga Mahadceli SWT.

HOOS KA DAAWO VIDEO GABADHAN DHIBAATADA KA GAADHAY IS CADAYNTA.

Warbaahinta Waxsansheeg News

dumarka is cadeeya