Warbixin Xiiso Badan——-Abwaan Sidiiq Sh Faarah Gabaar oo Denmark Kula Kulamay Kornayl Sare Cumer Shanfool—Saraakiishii an Macalinka U Ahaa Waxa Soomaliya Number One Ka Galay Kaartada Dagaalka Mohamed Kaahin Ahmed–Waxa Sidaa Yidhi Korn,Shanfool

Aarhus:—Denmark—-Waxsansheeg News)–Anigoo Ah Abw, Sidiiq Sh Faarag gabaar Maalintii Sabtida Oo Bishani Ahayd 03-02-2018 Anigoo Ku Sugan Magaalada Aarhus Caasimada Labaad Ee Dalka Denmark Ayaan la Kulmay Kornayl Sare Cumer Shanfool Oo Ah Nin saraakiishii Ugu saraysay Dawladii kacaanka Iyo Kuwii Ka Horeeyay Ee Lixdanki–Ayaan Su,aalo Ka waydiiyay  Taariikhdiisa Waxaanu Iisheegay Inu Macalim U Ahaa Sarakiil Badan Dhamaanba Kornaylada Lawada Yaqaano Waxaanu Soo Qaatay taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Nuux Ismaciil Taani Oo  Ahaa Ardaydiisii Iyo Kornayl Mahamed Kaahin Ahmed IyoGenaral  Xasan Cali Abokor Waxaanu Isheegay Mohamed kaahin Inu Siiyay darajada Ilaa Kornayl Isgo Isheegay Inu  Gashaday Aqoonbadan Kadibna Imtixaano Loo Galay Aqoonta Malatariga Goob Joogna uu Ka Ahaa Talioyihii Guud Ee Ciidanka Qaranka Soomaliyee Mahamed Cali Samatar Kadibna Uu Mahamed Kaahin Noqday Ninka Ugu Horeeya wankana ka Galay kaaratada Dagaal galinta Iyo malatari Staratiijiyda Mahamed Cali Samatar Ayaa Iga kaxaystay Oo Yidhi Mahamed Kaahin Waan Kaa Kaxaysanaya wanan Ka Reebi Kariwaayay waxaanu Yidhi Waan Nin Aad U Aqoon Badan Oo Loo Baahanyahy, waxaanu Hadalkiisa Kusoo Gunaanaday Salaan Iga gaadhsii Mahamed Kaahin Iyo Nuux Ismail Taani Iyo Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo xasan Cali Abokor  Iyo Dhamaanba Saraakiisha Iyo Inta garanaysa Kornayl Sare Cumer Shanfool–Hadaba Video Aan Ka Duubay La Soco Dhawaan Hadii Ilaahay Idmo Insha Allah.

waxsansheeg News Aarhus Denmark

sidiiq shanfool

DSCI4323