Aarhus:Denmar–Waxsansheeg News)—–Xaflad Balaadhan Oo Uu So Qaban Qaabiyay Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliyada Dawlad Deegaanka Soomalida Itoobiya DDSI Ee Dalka Denmark Mr Qoraxay Ayaa habeenkii Xalay 03-02-2018 Lagu Qabtay Magaalada Aarhus ee Caasimada Labaad Ee Dalka Denmark Xafladn Oo Lagu soo Dhawaynaayay Safiirka Cusub Ee Itoobiya U Fadhiyi Doona Wadamada Scandenavianka Waxaana Goobtan Lagu Soo Dhaweeyay Wafti Uu Hogaaminaayo Qunsulka Safaarda Md Xusen Axmed xafladan Oo Ahayd Mid Siwayn Loo soo Agaasimay Ayaa Waxa kasoo Qaybgalay Dhamaanba Jaaliyada DDSI Waxaana Shirka Furay Gudoomiyaha Jaalida DDSI ee Dalka Denmark Md Dhuux Waxaanu Kusoo Dhaweeyay Oo  Uga Xogwaramay Jaaliyada Qunsul Xuseen Axmed Iyo Madaxdii La Soctay Waxaana Lagu Soo Bandhigay ka Qayb Qaadashada Biya Xidheenka Itoobiya ee Abaay Iyado Ay Ka Qayb Qaateen Xaga Dhaqaalaha Dad Aad U Tirabadan Lana Gudoonsiiyay Shahaado Sharaf Ka Turjumaysa Muwaadinimadiisa Inu Yahay Qof Ka Qaybqaatay Horumarka Dalka Itoobiya Hadaba Dhawaan la Soco Video Maqal Iyo Muuqaal aad Ka Bogona Doonto Dhamaanba Nuxurka Xaflada ee habeenkii Xalay Iyo Magaalada Aarhus Hadii Ee Ebe Idmo Insha Allah

HOOS KA DAAWO SAWIRRO Q1AAD

DSCI4330

kDSCI4329DSCI4339DSCI4367DSCI4332DSCI4375DSCI4377DSCI4378DSCI4382DSCI4383DSCI4386DSCI4387DSCI4388DSCI4327 DSCI4329 DSCI4330 DSCI4357

DSCI4361 DSCI4362

DSCI4340 DSCI4341 DSCI4342 DSCI4343