Jaagaanta Yaan Cuqdad Laga Qaadin—Waayo Way Jirtay Markii Madaxwaynaha Uu Ahaa Daahir Rayaale Waxa Xuluufo Ahaa Habar-Yoonis–Ciisa Muuse Iyo Samaroon–Dhab Libaax Ayuu Ku Fadhiya–Cidi kamay Xanaaqi Jirin

REER DHAB LIBAAX) MARKAY SIILAANYO KAGA SHUBTEEN 80 COD EE RASAASTA LAGA DUL RIDAY CID KA HADASHAY OO CUQDADA KA QAADAY MAYJIRIN DIB UGU NOQO TAARIIKHDA,

Hargeysa:–Waxa Jira Barayahan dambe Oo Cuqdad Iyo hadal hayn Badani Ka Timi Suldaan Kafatan Kusoo Bandhigay Jeegaanta Oo Laga Dhigay Inay DUNIDI Rogmatay—Wax Waliba Waa Sidaad Ka Dhigato–Jeegaantu Waa dad Isku Mabda ah oo Is Fahamay Oo Is Gaashaanbuurastay Caalamkana Way Ka Jirtaa Waana Jiraysaa Deegaan Iyo dad taageero Iyo Kalagacayl Isu Galay Maaha Wax Laga Xumaado Waa In Lagu farxaa Dad Muslimiina Oo is bahaystay Isna Jeclaaday-

Wakhtigii Dawladii Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin Waxa Is Baahaysi Iyo gaashaan Buur Ahaaa Habar Yoonis Iyo Ciisa Muuse Iyo Samaroon Waxaanay Odhan Jireen DHAB LIBAAX AYUU RAYAALE KU FADHIYA YAA LA HADLI KARA Cid ka Xanaaqijirtay Mayjirin,

Maanta Maaha In Jeegaanta Laga Dhigo Dad Cun Iyo Bahalo Tolka Iyo Xigaalka Wada Daga Dalka Somaliland Waa Beelo walaalo Ah Saylac Ilaa Sanaag Waxaa Wanaagasan Inay Suldaanada Iyo dadka Xumaanta Ka Dhigaaya Waxaan Xumaani Ku Jirin Ay Shaydaanka Iska Naara Ilaahayna Ka Baqaan Wanaaga Iyo walalaltinimadana Ilaaliyaan, Waa La Taratamayaa waana La Ficiltamayaa Laakaiin La Kala tagi Maayo Dhab Libaax Cidi Kamay Xanaaqi Jirin Waanad Kusoo Cawo Iyo Caana Maasheen, Guushana Halaysu Hibeeyo Hana Laysu Qiro Bari Hadii Lagaa Badiyona Hanee Oo hamabalyee Waayo Sadexda3 Xisbi haday Tartamaan Mid Ayaa Guulaysan Lahaa,Ilaahay Marka Laga Yaabo Doorashadii 2017 Mid Xaqa Oo xalaal Ayay Ahayd Caalamaka Ayaa Qiray Hadulmiyin Walaalka Naftaadana Been Hawsheegin Dhalinayaradana Yaan Been Loo Sheegin Siyaasigaw, Habar Yoonis Waa Gob Waanay Iman Doontaan Hadii Ilaahay U Qoray Kursiga Hadii Aanu alle Qoron Dul Qaad Muujiya,

Wabilaahi Tawfiiq.

Waaniye Mahamoud

jeegaanta