Doorashadi Dalka Somaliland Ka Dhacaday Oo Ay Wali Ka Murmayaan Oo Hibanayaan Reer WADANI waxa Ka Masuula Komishanka Iyo Xisbiayada La Tartamaayay Ee Runta U Sheegi Waayay–Waayo waxa Dib Loo Furay 250 Sanduuq Miyanay Ceeb Ahayn In Laga Aamuso Runta oo Shicibku Cuqdad Kala Qaadan

Hargeysa:–Doorashadi Dhawaan Ka Dhacday Somaliland Oo Ahayd Mid Soo Jiidatay Indhaha Caalamka Oo Magac Iyo Maamuus Usoo Hooysay JSL Iyado Lagu Codeeyay Qalab Cusub Oo Aduunkaba Aan Hore Loogu Codaynin Lana Khiyaamayn Karaynin Waxa La Dhaariyay Komishan Adag Oo Ay ka Muuqatay Cadaalad Iyado Lawada Ilaalinaaya Muraaqibiin Iyo GoobJoogayaal Caalamiya Intuba Waxa ka Murmay Xisbiga WADANI Oo  Yidhi Hanloo Baadho Sanaduuqda Gabiley Iyo Hargeysa Iaydo Markii dambe Ay Gaadheen In Loo Baadho 250 laba Boqol Iyo Konton Sanduuq, Kadib Halkii Ay Hanayn Lahayeen Ayaa Sidsa ka Muuqatay Gudoomiye Murashax Cabdiraxmaan Cirro Inay Dabada Ka Wadaan rag Jeclaa In Dalka Foodo Ka Dhacado Oo aanay Aqbalin Uu Yidhi Waa Nala Boobay Waxaanse U Tanaasulay Qaranka Isgoo Ay Ahayd Inu Yidhaahod Xisbiga Helay Waanu U tanaasulnay Iyo qarankaba Taasina Ay U Ahaan Lahayd Guul Iyo Gobonimo Hase Ahaatee la Rabay In Shacabka Cuqdad Iyo Been Loo Sheego Iyado Ay Dhacaday Gadood Shacab oo Ka Dhacay Hargeysa BURCO Ceerigaabo Taas Oo Keenatay Dhiamsho Iyo Dhaacaba,

Waxa Sababay oo Ka Amuusay KOMMISHANKA QARANKA Oo Dadka Caqliga Wanaagsani U Arakayeen In La Dulmay Oo Ay Ahayd Inay Yidhaahdaan Waxaanu Dib U Furnay 250 Laba Boqol Iyo Konton Sanduuq Maxaa Keenay Cabashada Iyo Dhaliisha Waxaana Lagag Guulaystay Tiro Aad u Badan oo ahayd 80,000 Sideetan Kun Oo Cod Ma Dhici Karaynin Codka Intaas Le,eg In La Khiyaamo,

Waxa Geesta Kale ka Aamusay Oo Xisbiga KULMIYE IYo Xisbiga UCID Oo Ay Ahayad Inay Runta Miiska U Saaran Waayo dadka Shacabka Ahi Wixii Loogu Sheekeeyay Ayay Ka Gadoodeen Cuqdadana Ka Qaadeen Hadaba Waxaad Aragtaan Ilaa Maanta In Ilaa CUQAASHA SALAADIYIINTA SOMALILAND Ay isugu Jawaabayaan Waxa Yara oo Basiida Jeegaanta Ayaan U Mahad Celinayaa Iyo Kaftan Nin Suldaan Shir Iyo Goob Barakaysan Ka Yidhi,

REER SOMALILAND HADAANAY RUNTA ISU SHEEGIN IN QALAALSE BEEN LAGU ABUURAY DADKA KALA DIL DOONO

Madaxwaynihii Hore Waxa Lagaga Shubtay 80Sideetan Cod Waanu hambalyeeyay Waana Lagu farxay Miyaanay Ahayn Foodo Abuur Iyo Qalaalase Cuqdada Ilaa Maanta saamaysay Kuwii Ugu Waawaynaa Ee Dalka Iyo dadka Salaadiyiinta U Ahaa Markay Waxa Ka Dhigayaan Nin Ayaa Yidhi Jeegaan Ceeb Caleeg Waar Reer Sheikh Isxaaqaw Ilaahay Ka Xishooda Runtana Isu Sheega Cabsida Ilaahayna Badiya Ka Qaldana Qabta.

komishanka 3 sadexda xis