Xageebuu Ku Dambeeyay MADAARKII Magaalada BURCO Ee Qurba Joogtu U Qaadhaameen Iyo Jeegii Uu Mahamuud Xaashi Kala Wareegay Iyo Xirsi Cali Xaji Xasan???–Ceeb Caleeg

BURCO:–Waxsansheeg News)–Waa Taariikh Waana Ayaan daro Wayn Inay magaalo Madaxda Labaad Ee Somaliland Oo Ah halbawlaha Dalka Somaliland Ay waydo Xaqii Ay Lahayd Iyadoo Ay Dulmeen KUWA U Dhashay Kawna Ay Ka Yihiin Kuwii Wasiirada Ugu Awooda waynaa Ee Ay Kamidka Ahaayeen Labadi U Kala Dambeeyay Madaxtooyada Somaliland Xukumadii Axmed Siilaanyo waa Xirsi Iyo Mahamud Xaashiye

Madaarka Magaalada BURCO Oo Isku Xidha Deegaanda Dalka BARI IYO GALBEED Oo Ahaa Mid Hallbawle U Ah Dhamaanba Gobolada Bariga Somaliland Iyo Jaarka Ilaa Gaalakacayo Oo Ahaan lahaa Mid Dhaqaale Iyo Shaqo Abuur Soo Galiya Gobolka Hase Ahaatee Ay Xistiyiin Xukumadii Hore Gaar Ahaan Wasiirada Aynu Soo Sheegaynay Oo Si Badheedha U Dayacay Taasina Waa Taariikh Madaw Oo Meel U Taala Ragaas Oo Waliba ka Raba Mustaqabalka  Dhaw Madaxnimo Iyo Maamuus Cod Ay ka Helaan Shacabka, Wale Baal Madaw Ayaad Ka Galaysaan Taariikhda Deegaanka Iyo Shacabka aad Hagarateen.

Waxaase layaable Waxay Shacabku Uga Hadli waayeen Arinta Aafada Ku Ah Gobolka Iyo Deegaanka Haday tahay xaga wasaaradaha Shaqio Abuurka Iyo Madaarka Magaalada BURCO Intaba,

Waxa Hadaba Loo Fadhiyaa Siday ka Yeesho Xukumada Cusub Ee Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Madaarka Iyo Horumarka G/Togdheer Iyo Bariga Somalilandba.

MADAARKA BURCO