Baraha Bulshadu Ku Kulanto Ee Internetka Oo Soomalida Fusuq Iyo Fashaad U Horseeday—Iyado Gabdhaha Soomalidu Ay U Raadsadaan Guur Iyo Shukaansi Ayse Badwayn La Xusho—Hadaad Guur Doon Tahay Ilaahay Xidhiidhkiisa Hagaaji Kana Bari Mid Khayr Qaba

NOLOSHU WEHEL BAY KU WACANATAHAY

Waxaad Arkaysa Dad badan Oo Aduunyada Nolol Ka Sugaaya Iyo Mustaqabal Fiican Kuna Fasahaaday Baraha Bulshadu Ku Kulanto Iyada Oo ragu Ay Been cad U Sheegaan Dumarka Iyado Dumarkuna Aanay Dhaadin Kadibna Ay La Xusho Meel Xun Iyo Marayo Dhigasho Kadibna Ay Qofka Ku Dhacdo Xasilooni Daro Rafaad Iyo Walwal Walbaahar

Hadaba Waxaad Ogaata Inaad Ilawday Cida Kuu Haysa Guurka Wanaagsan Mustaqablka Wanaagsan Nolosha Wanagsan Inu Yahay Allah SWT Ka Ku Abuurtay Kuna Xisaabaya isku day Inaad Ka Fpgaato Beenta Oo Aad Hagaajiso Xidhiidhka Allah Kuna dadaasho Barayadiisa Iyo Cibaadadiisa Digirigiisa Waxaad Helaysa waxaad Jeceshay oo Ku Anfaca Noqo Ruux Toobad Keena Ilabaxnimada waxaad Ka Helaysa QURAANKA,

Lasoco Qaybaha Hadhay Insha Allah

Warqabadka Waxsansheeg News

Nagala Soo Xidhiidh

Info@waxsansheeg.com

gabdh hanuunsan iyo wiil halawsana jcajiib