War Deg Deg Ah Guri Ku Gubtay Magaalada Burco Iyo Ciimada Dab Damiska Oo Goobta Gaadhay Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

Guri Ku Yaala Magaalada Burco Gaar Ahaan Xaafada Qasabka Ayaa Waxa Uu Ku Shub Beelay Dab Qab Saday Gurigaa Oo Ilaa Hada Ay La Tacaalayaan Ciidamada Dab Damiska Ee Magaalada Burco.

Sidoo Kale Waxaa Guriga Gubtay Wakhigaas Ku Jiray Afar Caruur Ah Iyo Hooyadood Ilaa Hadan Ma Jirto Waxa Dhimasho Ah Oo Uu Sababya Dabka Ka KAcay Guriga

Geesta Kale Guriga Gubtay Ayaa Gabi Ahanba Waxa Uu Noqoday Mid Shuf Beelay Waxa Ilaa Hada Aan Caday Sababta Sababtay Dabka Ka Kacay Guriga

Goordha Kala Soco Wararka Uu Dhamaysatiran Muuqaalka Warkan.

dab1