Safiirka Cusub Ee Somaliland U Magacawday Dalka Irland Cabdiraxmaan Mohmed Aden Oo Si,Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Dalka Irland(Daawo Sawiro)

Dublin:(Waxsansheeg News)-Safiirka Cusub Ee Dalka Irland Loo Magacaabay Cabdiraxmaan Mohamed Aden Oo Ahaa Maareeyihii Hore Ee Tv QARANKA JSL Qaarada Yurub Ayaa Maanta Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay caasimada Dalka Irland Dublin Jaaliayda Somaliland Ee Ku Dhaqan Dalka irland Ayaan U Kala hadhin Soo Dhawaynta Safiirka Iyado Lagu Maamuusay Qado Sharaf Iyo Casumaad Loogu Talo Galay  Safiir Cabdiraxmaan Mohmed Aaden Oo Ah Shakhsi hawlkara Kuna Firfircoon Shaqadiisa Ayaa Si Rasmiya U Bilaabi Doona dardar galinta Shaqada Safaarada Uu Safiirka Ka yahay Iyado Laga Filaayo Inu Horumar Muuqda u Horseedi Doona Dalka Somaliland ee Uu wakiilka Uga Yahay Dalkaasi Irland Sida maal Gashiyada Iyo ka qayb Qaadashada Dib U Dhiska Sida Caafimaadka Waxabarashada IWM, safiir Cabdiraxmaan M Aaden Oo Mudadii Uu Ahaa Maareeyaha Tv Qaranka JSL Ee Qaarada Yurub Waxbadan Kusoo Kordhiyay.

Dublin Waxsansheeg News

c2 c3 c4 c5 c6 c7 c8 c9 c10