Xaglo Toosiye Hadii uu waxtabanaayay Muu Ku Garnaqsado xaq Ayaan U Leeyahay wasiir waayo waxa Layga garbiyay Madaxwayne Ku Xigeenkii –Muuse Biixi waa Inu U Hiiliya Raga Qaarkood Sida Xaglo Toosiye Cadaani Iyo Cali Mareexaan

aduunaydu awregata Waa Silsilada Ninka Kuu Lisa Ama Ay Indhaha Ceeryaantui eegayso Waa Loo Hiiliyaa Muuse Biixi Yow Xaglo Toosiye Mid Ayaa Seegatay Inu Hoos Ula Faqo Madaxwayne Muuse Biixi oo Yidhaa Waxa Layga garbiyay madaxwayne Ku Xigeenkii Waa Inaan Ahaada Wasiir Aan Dhicin,

Muuse Biixi Miyu Garan Waayay ragii Ku Godoboobay Sida Wasiir Cismaan Cadaani Saxardiid Inu Ka Dhigo wasiir Aan Dhicin,

Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi Miyu Garan Waayay Ninki Xirsi Iyo Xuluufadiisu Ku Shidaysay Inu Soo Dhaweeyo Oo Meel Uu Ka Muuqdo geeyo,

Bal Aynu eegno Halkay Ku dambayso Hibashada Iyo hagarshada Indhahu Hayaan,

xaglo cadaani