Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:Fusuqa Facebook Ga hablo Iyo Haween calafdoona Oo Soo Gala Facebooga Iyo Rag Waraabayaala Oo Farabaas Ku Haya–Waa Khasaare

Waxsansheeg News:–Moogaganaanta Dumarka Hablo Iyo Carmalka Iygoo Inta Badani usoo Gasho Calaf Doon Iyo Haasawe Hase Yeeshee Ay Diyaar Ku Yihiin Ragbadan Oo Ku Dhar Dhacasda Oo waraabayaala Beena U Sheega Haweenkaasi Si Xuna wax U wayduiiya kadib Markaanu Samaynay Baadhtaan Badan oo Ay Hadheen Qaybo Kamidi waxa aad Arkaysa daacadnimad Haweenak Iyo Beenta Raga  Hadaba Waxa La Gudboon Haweenka Talo Ahaa hadaad Rabto Guur wanaagsan Ilaahay Waydiiso Kuna Ducaso Cabsida Ilaahayna Badiya Kuna Adkaada edaabta Akhlaaqda hadaad Kala haasawaysaan Fb Iyo Goobaha kale ee Lagu Xidhiidho Oo Tirabadan Nin waliba Wuu Kugu dayayaa waxaanu Jecelayahay Naagta Ku Asdkaata Akhlaaqdaeeda wanaagsa Taas Ilaahayna waa Jecelayahay raguna Wuu Daba Ordaa, Dhawaan la Soco barnaamijkan oo Dhamaystiran Insha Allah.Ka Fogaada Fusuqa Iyo Beenta Ruux Ilaahay wakiishay Muraadkiisa Ma,waaye.

facebooklogo