Hargeysa(Waxsansheeg) Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi Obama ayaa galay kaalinta koobaad ka dib qiimayntaasi waxaana uu dalka maray meelo badan isagoo cod u doonaya Musharaxa Madaxweyne ee Xisbigiisa Kulmiye, sidoo kalena dadka farayey inay ilaaliyaan Nabad gelyada si habsami ahna u codeeyaan maalinta doorashada, waxaana uu Xildhibaan Obama saaxada Ololaha kusoo kordhiyey dhaliyaro u carbisan ciyaaraha Baanboda kuwaasi oo dadka aad ula cajabeen,IMG_8597