Warbixintii–Xogata:Ictiraafka Somaliland Maxaa Hortaagan?–Waa La,Hagrday Yaase Hagraday?—Islaan Ayaa Laga Hayaa Ninka Xoogaa Lihi Inanatayda Kama Ilma Dhali Waayine Xistibaa Ku Jira

 

Hargeysa:–Waxsansheeg News:-Somaliland Oo Ah Dal La Soo Laabatay Gooni Isu Taagiisa 1991 Ilaa wakhtigaas Oo Ay Xukumado Kala Duwani Ka talinaayeen Dalka Iyago Og In Somaliland Soomaliya Ay Uga Horaysay Xornimada Mudo 5Shan casho Ah 26-06-1960 Waxa Somaliland Ictiraafay In Kabada 33 Sodon Iyo Sadex Dawladood  Kursiga U,N yaala ee Ay Maanta Ku Fadhiyaan Soomaliya Waxa Lahaa Somaliland Taas Awgeed Majiro Dood Adag Ama dacwad Loo Diray Unrted Nation Hadaba waxaanu Ogaanay Markaanu U Kuur Galanay Inay Jiraan Xistiga Kobaad Inay Leeyihiin Xukumadaha Soo,malaray Somaliland Iyo Masuuliyiinta Madaxda U Ahaa Gaar Ahaan Wasiirka Arimaha Dabada Ee Mar walba Lo Dooranaayay Arinkan Waxa Ka Hadshay Drs Adna aaden  oo Ah Mama Of The Nation Oo Ah Shakhsi aan runta, La gabanin,

Hagrasahada Wasiirka Loo Xil Saaro Ama wasiirada Xukumadaba isku Soo wada Duuboo Waa Qaar Hagrday kana gaabiyay Inay U dadaalan Dalka U ooman xaqiisa Gooni Isu Taaga Ama Kamid Noqonshaha Beesha Caalamka, Xistiga Koobaad Waa Kaas Xistiga Labaad waxaanu Soo Ogaanay Kadib Markaanu Daba Gal Ku samaynay Waxayaabah Horetaagan Safiirada Loo Magacaabo Dibadaha oo ah Qaar Aan Wadaniyadi Ka Muuqan Oo Ku Mashquulsan danahooda Gaar Ka Ah Iyado Gudida Ictiraaf raadinta ee Mudooyinkii Ugu dambeeyay La Magacaabay Ay Soo Heleen  qaar Kamidi Wadadii Ictiraafka Una soo bandhigeen Wasiiro Iyo Madax Ka Tirsan Qaranka Iyado Laga Hoos Qaadi waayay LOona Aamusay  Hadaba Arinka xaqiiqadiisa Oo aan daba Socono Kuna Rajo Waynahay Inaanu banaanka Soo Dhigno La Soco Qaybaha Hadhay Hadii eebe Idmo.

Hargeysa Waxsansheeg News

Info@waxsansheeg.com

waxsansheeg re