Tacsi:Inaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun–Geerida Ku Timi Mulki Cabdi Dhunkaal Oo Ku Dhimatay Sherlock North Carolina USA Ilaahay Ha U Naxaristee Waxa Diraaya Reer Xasan Muuse Iyo Reer Sheikh Faarax Mahamoud Gabaar Oo Dunida Dacaldeed Kala Jooga .

Waxaana Maalinta Bariya Oo Bishani Tahay 24-11-2017 Lagu aasaya magaalada Sherlock North Carolina USA

 

Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Marxuumada Mulki Cabdi Dhunkaal Ilaahay Inu Janadi fardawsa Ka waraabiyo Qabrigana U Nuuro Aamiin Qoys Iyo Qaraabo Gaar Ahaan Dhamaanba Reer Boos Ahmed Waxaanu Leenahay Ilaahay Samir Iyo Iimaan Haydinka Wada Siiyo Dhamaanteenab Aamiin Aamiin Aamiin.

Tacsidan waxa Diraaya Dhamaanba Reer Xasan Muuse Iyo Intay Dhaleen Iyo Dhamaanba Reer Sheikh Faarax Mahamoud Gabaar.

 

By Ibraahim Mahamed Xasan And Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar

tacsi1