Madaxwaynaha Cusub Muuse Biixi Dawlada uu Dhisaayo Ayay Ku Xidhanatahay Guusha Iyo Horumarka Dalka Iyo dadkuba—-Ciidamada Qaranka Nin Adag haw Dhiibo Waliba Gen,Xasan Cali Abokor Oo Ahaa janankii Hubka Dhigaista Ee Tayeeyay Ciidamada Sirdoonkana Mahamed Casharaar Golaha wasiiradana Xul Tayo Leh

Hargeysa:–(Waxsansheeg News)–Madaxwaynaha Cusub  Muuse Biixi Cabdi  Iyo Madaxwayne Ku Xigeenkkisa  Cabdiraxmaa C,laahi Ismaciil Salyici Waxa Looga Fadhiya Dawalada Ay Soo wadaan Inay Ahaato  Mid tayo Leh Oo Muwaadin Dhaba Oo Lexjeclo Iyo xalaal Cunimo Isku darasaday Laga soo Xulo Bulshada Dhexdeeda Lama rabo Nin Jeebab usoo Toshay Xoolo Xaarana Waa Inay ka Koobanaata Dhamaanba Deegaanada Iyo Shacabka Waa Inu U eega Yaa Horumar Iyo daacadnimo Kugula Shaqaynkara Yaa Xilkaas Gudan Kara Looma Baahana Nin Hamrada Iyo Nin Xagliya Toona, Sidaas Awgeed maanta waxa Ku haboon Ciidamada Qaranka In Gen,Xasan Cali Abokor Oo Ah raga aan Habeen Dalka ka Bixin Una Soo Halgamay Loo Dhiibo Ciidanka Qaranka Isgoo Ahaa Ninkii Hubka Dhigista Ku Guulaystay Tayeeyay Ciidamada Qaranka,

Golaha wasiirada Waa In Loo eegaa Ninka Loo Dhiibaya Ma qaadi Kara karti Daacadnimo Xilkasnimo Xalaal Cun Muwaadina Oo dantiisa Ka Horaysiinaaya Danta Guud ee Dalka Iyo dadka,

Waa In Loo eegaa masuliyiinta Heer Gobol Ilaa Heer Tuulo Yaa Bulshada Walaalayn Kara Una Dul qaadan Kara  Hadii la Helo Ragaas Iyo dadkaas Aynu soo Tilmaanay 100Boqolka casho Ee Ugu Horaysa Isbadal Dhaba Ayaa Muuqan Doona Insha Allah.Ilaahay la kaasho SWT Guushana Ilaahay haku waafajiyo aamin Wabilaahi tawfiiq.

 

Hargeysa Waxsansheeg News

Info@Waxsansheeg.com

taariikhad muuse saylici