Tusaalaha Todobaadka Waxsansheeg News:—–Sida Xaqiiqada Ah waxaba kama hadhin Shaacinta Doorashada Iyo Cidii Ku Guulaystay Waxaase Loogu Baaqaya Xisbiga Hela Mooyaane Inta Kale( AQBALUUUUU)

Waxsansheeg.News)-Marka Hore Ilaahay Ayaa Mahad Iska Leh SWT markla Labaad Shacabka Qiimaha Badan Ee Sida Edaabta Iyo Asluubta Leh U Codeeyay Una Galay Doorashada Somaliland 2017 Oo Noqotay Mid Aya Aduunka oo Dhan Laga Majeertay  Iyado Lagu Miisaamay Maqaam Sare Barana Dheeraatay Wadamada Reer Galbeedka Oo Ku Faana Dimuqraadiyad Qoto Dheer Sida Runtiiya Maanta oo Ugu Dambaysay waxa Ka Hadlaaya Positive Badana Ka Bixiyay Baarlamaanka Dalka Ingiriiska Taasi Waa Guul Usoo Hoyatay Somaliland hadaba waxa Iyana Amaan Gaara Mudan Waa Komishanka Doorashooyinka Iyo Ciidamada Qaranka Difaaca Booliska Kuwa Jeelasha Iyo Dhamantoodba—hada Waxay Soo Gaadhay Wakhti Loo Dhago Taagayo Cida Ku Guulaystay Sida Runtiiya Madaxda Xisbiyadu Way Ogyihiin Cida Heshay Ee Madaxwayne Noqonaysa Sadexda Murshax Laakiin Shacabka ayaa iska Qiiraysan Oo jaan Wareer Iyo Been Iska Dhargiyay waxasa ka Hadhay Mud Yar Bari Ama Saadambe Ayaa Lagu Dhawaaqaya Waliba Boqolkiiba Lidan60% Bari Insha Allah hadaba waxay Tahay Xigmadu Isku Soo Wada Duuboo. Xisbiga Guulaysta Marka Laga reebo Kuwa Kale——AQBALUUUU—-AQBALUUUU—-AQBALUUU.

Waxsansheeg News/Xafiiska Guud Ee Qaarada Yurub

Info@waxsansheeg.com

sadexda murashax