Akhriso—Faalo Ku Saabsan:-Tirakoobka Codbixiyayaasha Iyo Beelaha Siday U Kala Heleen–Xaqiiqada Sadexda Dhardhaar ee Ugu Badan Somaliland Laba Ayaa Isku Ardaaya Waana KULMIYE Way Adagtahay Inay Soo Baxaan Mucaaridku

Hargeysa:(Waxsansheeg News)-Sida Xaqiiqada Ah Xisbul Xaakimka KULMIYE Oo dalka ka Talinaayay Mudo 7Sano Ah Sida Lawada Qirayna Ah Xukumadi Ugu Waxqabadka Badnayd Ilaa Intay Jirtay Somaliland Kuna Faanaya Waxqabadkiisa Iyo Horumarka Muuqada(Sida Kor U Qaadista Dhaqaalaha Oo Maraaya 400Milyan Dollar Wadad Ceerigaabo Dekeadaha Madaarada Dhismaha Wasaaradaha Badaaladi Lacagta Giimbaarta Manhajka Waxabarashada Iyo Qaybo Badan Aynaan soo Koobi Karin) Waxa U Dheer Waa Xisbi Qoyay oo Hanti Soo Arkay Waa Xisbi KULMIYE Waayo Aragnimo Dheer Xisbiyada Kale oo hadii Maanta La Doorto Waxa Ay Dhamaystirayaan Qaybaha Hadhay Oo Ay kaw Katahay Cabashooyinka BARIGA SOMALILAND Oo Lasoo gaadhsiinaayo Galbeedka Xagwalba Sida Caafimaadka Waxabarashada Adeegyada Bulshada Dhaqaalaha IWM.

Hadaba Sida Xaqiiqada Ah Xisbul Xaakimka KULMIYE waxa Uu Ku Xisaabtamayaa Codad Tiro Badan  400Afara Boqol Oo Kun Oo Uu Haysto Iyo Tirada G/Awdal G/Sool Iyo Baligubadle Salaxlay Iyo Gooba badan oo Kale hadii Laysku Daro Gaadhaysa 500Shan Boqol Oo Kun Sidaas Daraadeed Way Adagtayhay Inay Soo Baxaan Xisbiyada Mucaaridka Waxaanay .hadaba Aduunayada Waa La Noolayahay waxaana Xaqiiqa Inay Haniyeeyaan Doorashada Markay Dhacdo13November Hadii Ilaahay Idmo.

Waxay dadku Iswaydiiyeen Dalka Somaliland Oo Ah Dal U Baahan Ictiraaf Iyo Horumar Dhaqaale Iyo Shaqo Abuur Ayaa Taasna Ma Keeni Karo Xisbi CUSUBI Waayo Waxay U baahnyihiin Inay Qoyaan oo Marka Hore Iyo Dhargaan Oo Jeebabka Buuxsadaan Waxaanay Ku Qaadanaysaa Mudo badan Intay La Qabsanayaan Maamulka Intay Ku Mashquulayaan kaabayasha Dhaqaale Markaa Waxa Boqol Jeer Ay dadku Arkaan Inu Dani Ugu Jirto KULMIYE Oo Soo Shaqeeyay Hanti Soo Arkay haysta waayo Aragnimo Badan Sidaas Darteed Arnkaasna KUMA Soo Bixi Karaan.

Taasina Waxay Ku sahalaysaa Inaad Sidii Siilaanyo Magac Iyo maamuus ka Hesho Bulshadaada Oo Lagu Jeclaado Markaa Muwaadin Hadaadtahay Dhaba Haniyee hadii Lagaa Helo Wabilaahi Tawfiiq.codka beelaha

Hargeysa/Waxsansheeg News Office