Sawirka Dhabta Ah Xisbiga WADANI Halka uu U Socdo–BUUBA Baasaboor Soomliwayna Ayu Sita Oo Ku Dhoofaa Waxa Lacagta Looga Soo Dira MUQDISHO 20Million Ayaa La Siiyay dawladaha Looga Soo Baryay—Hadaba Ama Qarankaaga Iibso Shacabkaw Sida Reer Muqdisho Ama Badbaadiya Maanta Walahy AMISOM Lagu Keenaya hadaad Tashan Waydo.

HOOS KA DAAWO SAWIRKA MAANTA

Raga Xisbiga WADANI Ku Jiraa waxay U Galeen Cadho Iyo Ciil Cuqdad Xaasidnimo Xin Iyo Xumaan Sidaas Darteed Somaliland Waxay Ku Cawo Iyo Caana Maashay Isu Tanaasul Kala Dambayn Iyo Shacabka Oo Ilaaliya Dalkooda—Halka Reer Soomaliya Ay Laaluush Iyo Hunguri Ku Rogeen Dalkooda Iyo dadkooda Calooshooda U Shaqaystayaal Waa Kuwaas ka Dhamaan Waayay QARAX Iyo Xasuuq Ilaahay Xaqa Ha Garansiiyo.

Hadaba Waxaad Ogaata Hadi Soomaliwayn La Rabo Iyaga Ayaa Is hagaajin Lahaa Oo Isa saamixi Lahaa Wax Soomaliwayn Layidhaa Ma Jiraan cadawaga Ayaa Raba Inay Somaliland Jaais U Helaan Ay Ku Soo Galaan Kuna Baabi Iyaan Ilaahayna ka Dhigimaayo Waayo Waxay Ka Xunyihiin Shacabka Muwaadiniinta Ah Ee Foodaaya ee Ilaashana Dalkooda Waxa La Rabaa Inu baaralamaanku Foodo oo La Baa,biyo Somaliland Ilaahay Ka Dhigimaayo Waxaana Loo Soo Adeegsanayaa Waa XISBIGA WADANI Hadaba Ka Cuna Lacagta Ay La wareegayaan kana Codeeya oo Siiya Hogaamiye Adag Oo Lagaga Baqo. Wabilaahi Tawfiiq.

kkkkkkkkkkkkkk

Mahamed Ahmed Waxsansheeg News

Hargeysa Somaliland