Tacsi:–Innaalilahu Wa Inaa-Ilayhun Raajucuun Ilaahay Ha U Naxariisto Cali Qaadi Mahamoud Oo Ku Geeriyooday Magaalada BURCO Qoys Iyo Qaraaboba Samir Iyo iimaan–Waxa Diraaya Reer Sh Faarah Gabaar

Murxuum Cali Qaadi Maxamud Oo Lagu aasay Magaalada BURCO Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaahay U Naxaristo Janadii Fardawsana Ka Waraabiyo aamiin Aamiin aamiin Qoyskii Iyo Qaraabadii Uu Kabaxayna Ilaahay Samir Iyo iimaan Haka Siiyo Dhamaanteenba Aamiin Aamiin Aamiin.

 

Waxa Diraaya Tacsidan Dhamaanba Reer Sheikh Faarah Mahamoud Gabaar Iyo Intay Dhaleen Oo Kala Jooga Dunida dacaladeeda.

By Sidiiq Sh Faarah Gabaar

tacsi-2