Tacsi.Innaalilaahu Wa Innaa-Ialyhun Raajucuun Ilaahay Ha U Naxariisto HooyoFaadumo Arbush Aamiin–Waxaanu Leenahay Reer Sahal Ciise–Xuseen Sahal Ciise Iyo Dhamaanba Ehelka–Waxa Diraaya Bahda Reer Dood Norway Iyo Ehelka Kale

Waxaanu Leenahay Ilaahay Marxuumada Janadii fardawsa Ha Geeyo  Aamiin Aamiin Aamiin Dhamanteena Samir Iyo Iimaan Ilaahay haynaga wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

Cabdirisaaq Mahamoud Siciid Iyo Xaaskiisa

Cabdi Gadhfeedhe Iyo Xaaskiisa Farduus Nadiif Cajab

Abwaan Macalim Mahamed Sugaal Geele Iyo Xaaskiisa Xaji Saynab

Abw,Cabdillaahi Saleebaan Bide Xaaskiisa

Abw,Sidiiq Sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa

Wariye Mahamed Jamac Dhiif Xaaskiisa Saynab Kayse

Gudoomiye Mahamed Cabdi Ismail KULMIYE

Saleebaan Kabawayne Iyo Xaaskiisa

Xoghaye Ibraahim Daaud Kulmiye

Ex Gudoomiye Ali Mahmaed Jamac Xaaskiisa

Dhamaanba dadka aanan Soo Koobi Karin Magacayadooda

Waxaanu Leenahay Ilaahay Marxuumada Janadii fardawsa Ha Geeyo  Aamiin Aamiin Aamiin Dhamanteena Samir Iyo Iimaan Ilaahay haynaga wada Siiyo Aamiin Aamiin Aamiin

 

By Bahwaynta Reer Dood Ee Dalka Norway

 

tacsi-2