JAALIYADA REER SOMALILAND DENMARK————–Tacsi:–Iyo Cambaarayn Dilka Waxashnimada Leh Ee Loo Gaystay Maatada Iyo Caruurta Ilam Xasan Cabdi Cawad Ee Lagu Laayay Magaalada MUQDISHO–Iyado aanay Xukumada XAMAR Ka Hadlin

Innaalilahu Wa Innaaliayhun Raajucuun M;arka Hore Mahamed Xasan Cabdi Cawad Ilaahay samir Iyo iimaan Haynaga Wada Siiyo Qoys Iyo Qaraaboba, Kuwa Dhaawacana Ilaahay caafimaad Ha Siiyo Aamin Aamiin Aamiin

Waxaanu Cabraayanaynaa Dilka Waxsh Nimada Ah Ee Loo Gaystay Maatada Caruurta aan waxaba Galabsan ee Lagu Laayay maGaalada  MUQDISHO Ee Aanay Ka Hadal Xukumada Taagta Daran ee MUQDISHO Ee farmaajo Hogaamiyaa Iyo Shacabka Ka aamusayba. Abaalkeeda Ilaahay Xagiisa If Iyo Aakhiraba Waad Helaysaan.

 

Gudoomiye Cali Mahad Faarax Aaden Iyo Xaaskiisa

Gudoomiye Ku Xigeenka Jaaliayada Reer Somaliland DEenmark Ikraan Xuseen

Cali Warsame Xasan Iyo Reerkiisa

Muuse Faarax Jamac Iyo Reerihiisa

Cabdi C/Laahi Mahamed Abyan Xaaskiisa

sacad C/Laahi Mahamed Abyan xaaskiisa

Mahamed Sharaf Xaaskiisa

Abwaan Siciid Mahamed Raan xaaskiisa

Gudoomiye Kulmiye Denmark  Xasan Cabdi Aden

Gudoomiye Faati M Cabdillaahi Garabka Haweenka KULMIYE Denmark

Iyo Dhamaanba Jaaliyada oo Dhan

 

cambaarayn dilkii birimagayna