Tacsi:–Inaalilaahu Wa Innaa-Ilayhun Raajucuun Tacsi Ku Socota Ilaahay Ha U Naxriisto Xabiiba Ismaciil Dhuuhe Oo Burco Ku Geeriyootay waxa Diraaya Dhamaanba Reer Sheikh Faarah Gabaar Iyo Intay Dhaleen

waxaanu Ilaahay Ha U Naxariiste Xabiiba Ismaciil MahamedInaa Ismaciil Dhuuhe )Ilaahay Uga Barayanaa Janadii Fardawsa Qoys Qaraabo Ehelkana Samir Iyo Iimaan Ilaahay Haynaga Siiyo Aamiin Aamin Aamiin.

Gaar Ahaan waxaanu Tacsi Gaara U Diraynaa Dhamaanba Reer Ismaciil Dhuuhe Iyo Intay Dhaleen Ilaahay Samir Buuxa Hayanaga wada Siiyo Aamiin Marxuumadana Ilaahay Janadii Fardawsa Ha Geeyo Aamiin.

By Sidiiq sh Faarah Gabaar Iyo Xaaskiisa Kaltun Jaamac Dawaaree

tacsi 2