Ogaysiis dadka Raba Inay Ka Qayb Qaatan Aaska Ilaahay Ha U Naxriiste Marxuum Ahmed Maalik Sh Faarah Mahamoud Gabaar Waxa La Aasaya Maalinta Isniinta oo ku Beegan 26/06/2017 11 koob iyo tobanka subaxnimo Fadlan Usoo Duceeya

Ogaysiis dadka Raba Inay Ka Qayb Qaatan Aaska Ilaahay Ha U Naxriiste Ahmed Maalik Sh Gaarah Mahamoud Gabaar Waxa La Aasaya Maalinta Isniinta oo ku Beegan 26/06/2017 11 koob iyo tobanka subaxnimo Fadlan Usoo Duceeya Inuu Ilaahay Su,aalaha U Fududeeyo Qabriga U Waasiciyo Inta Rabta Inay Kasoo Qayb Gasho waxa Lagu Aasaya magalada Aarhus caasimada Labaad Ee dalka Denmark

Jizaakumulaah Intii Usoo Ducaysay Inta Jecel Iyo Intaan Ogayanba Ilaahay haydinka Abaal mariyo Aamiin aamiin aamiin.

ogaysiis-bigwac