Tacsi-Inaalilaahu Wa Innaa Ilayhun Raajucuun—Waa Tacsi Ku Socta Ila Sheikh Faarax Mahamoud Gabaar.Geerida Ku Timi Ahmed Malik Sh Faarah Gabaar Oo  Hada 21/06/2017 Ku Geeriyooday Dalka Denmark Maagalada  Silkaborg Agteeda ——waxa Diraaya Bahda Bahda Waxsansheeg News

 

WAXA LA AASAYA JIMCAHA 23/062017 WAA SAADAMBE INSHA ALLAH ILAAHAY HA U NAXRIIST

Waxaanu Ilaahay Uga Baryaynaa Inu Ilaaha Geeyo Janadi fardawsa Geeyo Marxuumkaa Oo Dhintay Maalin Khar badan Dhamaan Reer Sh Faarah Mahamoud Gabaar Qoys Qaraabo Ehel Tol Asxaab Samir Iyo Iimaan Ilaahay haynaga Wadasiiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

tacsi-2